Fariimo Jacayl oo loogu tala galay Lamaanayasha is jecel
Copy dhe fariimahan una dir gacaliyahaaga/gacalisadaada.
1. ma tihid jaceykeyga oo keliya balse waxaad tahay rajada iftiimisa maalmaha nolosheyda oo dhan, waxaad ii tahay wax walba Qaali
2.Adduunkan waxaad ka tahay qof keliya balse aniga ahaan, waxaad tahay ii tahay adduunka oo dhan. Qaali si dhab ah ayaan ku jeclahay.
3. Dhab ahaantii, inaad i ag joogto waan ku farxaa, waxaan ahay qofka ugu nasiibka badan waayo waxaad noqotay jaceylkeyga.

