Xinjiraha jaceylka

Recent Posts

Erayo jacayl oo Macaan kuna haboon Lamaanayasha Is Jecel || Fariimo Qoraal ah oo gaaban

Fariimo Jacayl oo loogu tala galay Lamaanayasha is jecel Copy dhe fariimahan una dir gacaliyahaaga/gacalisadaada. 1. ma tihid jaceykeyga oo keliya balse waxaad tahay rajada iftiimisa maalmaha nolosheyda oo dhan, waxaad ii tahay wax walba Qaali 2.Adduunkan waxaad ka tahay qof keliya balse aniga ahaan, waxaad tahay ii tahay adduunka oo dhan. Qaali si dhab … Continue reading Erayo jacayl oo Macaan kuna haboon Lamaanayasha Is Jecel || Fariimo Qoraal ah oo gaaban

Wada Sheekaysi shukaansi jacayl iyo Daadis iskugu jira

wiil ayaa gabar warqad jacayl u qoray oo yiri:- katimid:- qalbi wax jacaylkusocota:- qalbi la jecel yahay xaashidaan waxaa qoray  nin la xaday xiskiisoo xubbi aad u qara weyn xubnihiisa uu galay xagga ay ku socotana waa gabar xishoodkiyo xushmadaba taqaanoo xaashay la jecel yahay marka hore iga gudoon salaan la isu diro tan ugu … Continue reading Wada Sheekaysi shukaansi jacayl iyo Daadis iskugu jira

More Posts